Qeexid

"Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jallaaf oo kali ah:
  • Intaas waxa u sii dheer, jallaafooyin sokeeye iyo shisheeye oo loo dhigo Dawladda.
  • Guuldarradan muddada dheer qaadatay ayaa waxaa ay jallaafatay Geo-politics-ka Geeska Afrika, gaar ahaan labadii sano ee ugu dambeysay.