Qeexid
"Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2."
[-dnaa, -dnayd]
jalladan2 naa
jalladan2 nayd
f.mg4"Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2."
Wadaag:
Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan2.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan1, jilladan1.
f.mg1
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan1.
f.mg1
Wadaag:
Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
eeg jallado. ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.
m.dh
Wadaag:
Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay.
(-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood.
(-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad1.
m.l
Wadaag:
Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed.
Meel bannaan.
Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
m.dh
Wadaag: