Qeexid
Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
[-atay, -adatay]
f.g3Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jalladasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan1, jilladan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld jelledmid, jilladmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jallado. ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay.
Qeexid Xigta: (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood.
Qeexid Kale: (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -latay, -ladatay
Qeexid: Madhab raacid in muddo ah.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: ld jallado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jillaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: ld jallaaf.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld jalladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.