Qeexid
"Wax la jalleeciyay ahaansho."
[-naa, -nayd]
jalleecsan aa
jalleecsan ayd
f.mg4"Wax la jalleeciyay ahaansho."
Wadaag:
Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dhinac u eegid. ld dhalleex2.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax janjeerin. ld dhalleeci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.
m.l
Wadaag:
Qof xubno dabacsan oo qurxoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Miro digir, loos iwm wax qallalay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: