Qeexid
"Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso."
[-saday, -satay]
jalleecs aday
jalleecs atay
f.g3"Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso."
Wadaag:
Wax la jalleeciyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhinac u eegid. ld dhalleex2.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax janjeerin. ld dhalleeci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wadey; saaxib; jaal.
Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
m.l
Wadaag: