Qeexid
Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.
[-ashay, -alatay]
f.mg3Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Miraha digirta oo geedka ku qallalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo.
Qeexid Xigta: J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed.
Qeexid Kale: Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo caano u diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Miro digir, lows iwm qallajin.
Qeexid Xigta: Gabay ku luuqayn.
Qeexid Kale: Tusbax ku werdiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jimlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.sh
Qeexid: In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
Qeexid Xigta: Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
Qeexid Kale: Dheg u j. sii: hadal raacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Miro digir, loos iwm qallalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax socda lugaha isugu marid.
Qeexid Xigta: Balfi; dalfi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jali. ld jalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jildi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay,-iday; -iyi) ld jildi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jalasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geeri. ld ajal1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]