Qeexid
"Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer1."
"Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer1."
Wadaag:
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof timo adag
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag: