Qeexid

"Dad isku meel wada deggan oo ku nool."

Qeexid Kale

Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jameeco oo kali ah:
  • Jameeco baardheere waxay aheyd Jameeco diineed oo uu hogaamin jiray sheekh ibraahim, wuxuna caan ku ahaa fidinta Diinta Islaamka, magac weyna ku lahaa dadyowga soomaaliyeed ee deegana deeganada hadda lagu yeero South West Somalia.
  • Culumadan ayaa waxaa ay ahaayeen Jameeco xalay soo gaartay magaalada B/weyne oo doonayay in maalmo ay ku sugnaadaan islamarkaana dadku ay ugu yeeraan diinta Islaamka.