[-ray, -rtay]
jammir ay
jammir tay
"Doon si ay socodka u badiso shiraac kor ugu taagid."
Wadaag:
eeg jammir.
m.f.dh
Dukaan, badeeco badan dhigid.
Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
f.g1
-ray, -rtay
Meel cammirid (dad).
Si aad ah wax u jeclaysasho.
f.g3
-antay, -amatay
Wadar dad ah.
m.dh.w
ld jimlo.
m.dh
Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.
m.l
Nafley xoog iyo cayil ka muuqdo.
Dad badan oo salaad wada tukanaya.
Wadar.