Qeexid
ld jinaabo.
ld jinaabo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.u
Qeexid: Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Qeexid Xigta: Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow1, junub1, junuub1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waxa meydka loo sameeyo, kolka uu dhinto taniyo kolka laga aaso.
Qeexid Xigta: Qaadidda meydka, meesha uu ku dhintay, taniyo xabaalaha.
Qeexid Kale: ld jinaaso. Tukashada (salaad) meydka lagu tukado. ld jannaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan.
Qeexid Xigta: Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey.
Qeexid Xigta: Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-byo, m.l) Dabin loo dhigo bahallada iyo ugaarta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh.
Qeexid Xigta: Jacayl xad dhaaf ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld jitaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Kalluun dabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld janaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jillaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Cunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]