Qeexid
"Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan."
Qeexid Kale
J. ah: qof toosan oo qurxoon.
Qeexid Xigta
Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah.
"Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan."
J. ah: qof toosan oo qurxoon.
Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah.
Wadaag:
Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh.
Jacayl xad dhaaf ah.
m.l
Wadaag:
Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego.
Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
m.dh
Wadaag:
ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo.
J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed.
Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.
m.l
Wadaag:
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
Wadaag:
Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m.l
Wadaag: