Qeexid
"Dhiriq lo'aad aad u qoyan."
"Dhiriq lo'aad aad u qoyan."
Wadaag:
Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan.
Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah.
J. ah: qof toosan oo qurxoon.
m.l
Wadaag:
Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo.
m.dh
Wadaag:
Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh.
Jacayl xad dhaaf ah.
m.l
Wadaag:
Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego.
Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
m.dh
Wadaag:
Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa.
m.dh
Wadaag: