Qeexid
"Wax gees u qalloocsamid."
[-ray, -rtay]
janjeer2 ay
janjeer2 tay
f.mg1"Wax gees u qalloocsamid."
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
m.dh
Wadaag:
Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan.
Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah.
J. ah: qof toosan oo qurxoon.
m.l
Wadaag:
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Maro yar oo carruurta lagu xambaaro.
Guntinta mara da lagu xambaaro carruurta.
m.l
Wadaag: