"eeg janjeersan. ld janjeersanaansho."
Wadaag:
Wax janjeera ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
ld janjeersanaan.
m.l
ld janjeersasho.
Wax dhinac u iilasho.
f.mg3
-saday, -satay
eeg janjeerso. ld janjeersad, janjeersi.
m.f.dh
eeg jaahwa-reersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. Jaahwareersanaansho m.l/dh ld jaahwa reersanaan.
ld jaahwareer-sanaan.
m.dh
eeg meersan. ld meersanaansho.
Wax gees u qalloocsamid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wax gees u iilan. ld janjeedh.
Wax dhan u qalloocin.
f.g2
-iyay, -isay
ld jacburnaan.
eeg wareersan. ld wareersanaansho.
eeg janjeeri.
eeg jirsan. ld jirsanaansho.
eeg jacsan. ld jacsa-naansho.
eeg janjeer2.
ld maageernaan.