Qeexid
Janno gelin.
[-neeyay, -naysay]
f.g2Janno gelin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin.
Qeexid Xigta: Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.
Qeexid Kale: Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Xubnaha faraha jucin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh.
Qeexid Xigta: Jacayl xad dhaaf ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhiriq lo'aad aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jannee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld janaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -heeyay, -haysay
Qeexid: Qof jaho aadsiin. ld jihee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
Qeexid Kale: (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-byo, m.l) Dabin loo dhigo bahallada iyo ugaarta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jalasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]