Qeexid

"Kab duug ah."

Qeexid Xigta

Haashka sigaarka.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaqaaf oo kali ah:
  • Dunidan jaqaafisay iyo ilbaxnimadan xarka-goyska ah ay maalin walba kusii fogaanayso, ruuxii Ereyga Qoran hanta keliya ayaa runtii la qabsan kara oo inuun la jaanqaadi kara gedgeddoonkeeda iyo caji’aabka ay waagii beryaba la waabariisanayso.