Qeexid
"Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”"
[-iyay, -isay]
jaq yay
jaq say
f.g2"Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”"
Wadaag:
Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado.
Qalab duug ah.
m.l
Wadaag:
Alaabo yaryar oo meelo kala yaalyaal isu uruurin.
Meel biyo yari ku jiraan marba in ka qaadasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Dhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo caleen hamash ah leh.
m.dh
Wadaag: