Qeexid

"eeg jaqsii."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaqsiin oo kali ah:
  • Inkasta oo ay jaqsiintu kor u kacday dhinaca Maraykanka haddana heerka naas nuujintu muu gaadhin sida ay u dhaqan galiyaan haweenka ku nool Ustareeliya.
  • Maraykan Ah Oo Rikoodh Cusub U Dhigay Naas-Nuujinta Tiradii ugu badnayd haween goob qudha isugu soo baxa ayaa ka dhacay bandhig lagu dhiiri galinayo naas jaqsiinta ka dhacay bishii August 2002, gobalka kaalafoorniya magaalada Berkeley ee dalka Maraykanka.