Qeexid
ld jar-iskaxoor.
ld jar-iskaxoor.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: ld jar-iskaxoor-nimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Naftihallig. ld jar-iskatuur qar-iskatuurnimo m.dh Naftihallig ahaansho. ld jar-iskaxoornimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-rro, m.dh) J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. ld jar-iskatuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah.
Qeexid Xigta: Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay.
Qeexid Kale: Kalaankal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Colaad yar oo dad ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax goyn.
Qeexid Xigta: Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado.
Qeexid Xigta: Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
Qeexid Kale: (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]