Qeexid
"Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah."
Qeexid Kale
Kalaankal.
Qeexid Xigta
Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay.
"Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah."
Kalaankal.
Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay.
Wadaag:
(-rro, m.dh) J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. ld jar-iskatuur.
m.l.kh
Wadaag: