Qeexid
"Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado."
Qeexid Kale
(-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
Qeexid Xigta
Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
"Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado."
(-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
Wadaag:
Qof timo adag
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l./dh) Xarig fardaha, lo'da iwm lagu qabto.
Shaxda marka hab dheelkeedu saddex isugu dhacdo.
ld jar 2. Hab fadhi ciyaareedka ka mid ah oo loo dheelo; daamad.
m.l
Wadaag:
Wax goyn.
Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
m.dh
Wadaag:
Wax qayb ka goosasho.
Timo si wanaagsan u goyn.
Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho. 4. Shax xabbad qaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(c.nafl.) Shimbir yar oo af guduudan oo xoolaha shilinta ka gurata. ld jirri.
m.dh
Wadaag:
ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyoqof camal wanaagsan sameeyey.
ld ajarid.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maqaar lo'aad ama geel oo guryaha lagu dhiso ama gogol ahaan loo isticmaalo.
m.dh
Wadaag:
Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.
m.dh.u
Wadaag: