Qeexid

"Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego."

Qeexid Xigta

Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine