Qeexid
"ld halraac1."
"ld halraac1."
Wadaag:
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
m.l
Wadaag:
Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m.l
Wadaag:
Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.
m.l
Wadaag:
(f.g) Faras ama rati jare gelin.
(f.mg) Jar cayaarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego.
Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
m.dh
Wadaag: