Qeexid
"ld halraac2."
[-cay, -cday]
jararaac2 ay
jararaac2 day
f.mg1"ld halraac2."
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m.l
Wadaag:
Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(f.g) Faras ama rati jare gelin.
(f.mg) Jar cayaarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f.mg1
Wadaag:
Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego.
Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
m.dh
Wadaag: