Qeexid
(f.g) Faras ama rati jare gelin.
Qeexid Xigta
(f.mg) Jar cayaarid.
[-stay, -satay]
f.g(f.g) Faras ama rati jare gelin.
(f.mg) Jar cayaarid.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof jarraysimo raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jaraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld ajarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jaraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld jaraysad, jaraysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Doc aadid.
Qeexid Xigta: Qof dhimasho. ld jihayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof fal sa mayntiisa sahlasho.
Qeexid Xigta: Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho.
Qeexid Kale: Qof, cid wax liita ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Garays xirasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Garraar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax inuu baas leeyahay u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jarraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la jaray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Qeexid Xigta: Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: jaraa'id m.l.w eeg jariidad.
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la jaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haween uur leh taraare samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xilli subax ah oo iftiin wacani jiro laakiin qorraxdu aanay soo bixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jarraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]