Qeexid

"Qof timo adag"

Qeexid Xigta

Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jareer oo kali ah:
  • Aayadaha Qur’aanka ayaa lagu furna bilaawga qubadaha lagu Taareerayay Xildhibaanada Cusus ee beelaha Jareerweyne.
  • Halkaan ka akhriso Gudoomiyaha Baarlamnaka oo Garoowe kula shiraya beelaha Digil iyo Mirifle iyo waliba beesha Jareerwayan.