Qeexid
"Qof timo adag"
Qeexid Xigta
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.
"Qof timo adag"
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.
Wadaag:
(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo.
ld jaahwareerid.
m.l
Wadaag:
Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas.
ld bareerid. ld bareero.
m.l
Wadaag:
Dhaawac cid la gaarsiiyo.
Ceeb cid lagu sheego.
Cay cid loo gaysto.
m.dh
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l./dh) Xarig fardaha, lo'da iwm lagu qabto.
Shaxda marka hab dheelkeedu saddex isugu dhacdo.
ld jar 2. Hab fadhi ciyaareedka ka mid ah oo loo dheelo; daamad.
m.l
Wadaag:
Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado.
Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
(-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
m.l
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
ld dhareerid.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale lagu qariyo.
Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin.
Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
m.l
Wadaag:
Cay kaftan ah cid u jeedin.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
(f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho.
(f.g) Goor subax ah marti cunto siin.
(f.mg) Cid wax ka rajayn.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer1.
m.dh
Wadaag: