Qeexid

Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jarjaran oo kali ah:
  • Qof jarjaran oo saraakiisha DF ay sheegtay inuu ahaa qofkii fuliyay qaraxa lagu dilay dadka badan ee ay wasiirradu ku jireen, waxaana qaraxan lagu soo beegay xilli ay DF sheegtay inay wax ka qabanayso amaanka guud ee dalka.