Qeexid
"Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho."
[-rmay, -rantay]
jarjaran1 may
jarjaran1 antay
f.mg1"Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho."
Wadaag:
Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego.
Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
m.dh
Wadaag:
Caano geel oo aad u dhanaan.
Biyo kharaar oo dhano ah.
Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
m.l
Wadaag:
Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m.l
Wadaag:
Wax la layliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m.dh
Wadaag:
(-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
m.l
Wadaag: