Qeexid

(-dayaal, m.l/dh) ld jarmaa-do.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jarmaade oo kali ah:
  • Dhinaca kale ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa ku jarmaadey goobihii ganacsi oo xaley suuqu qabsadey kuwaas oo ay ka muuqdeen wajiyadooda naxdin iyagoo baadi goob ugu jirey wixii ka harey hantidooda.
  • Duqenytii Baargal oo sameysay Bosaso Waxaa saakey aroortii ciidamo ka socda maamulka Puntland ku jarmaadeen gurriga nin odey ah oo lagu magaacaabo Maxamad Siciid Kimi-Kimi halkaas oo ay kala kulmen iska caabin xoog leh.