Qeexid
"Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi."
[-iyay, -isay]
jarmaad yay
jarmaad say
f.g2"Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi."
Wadaag:
Aroor hore socosho. ld jermaad.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.
m.dh
Wadaag:
Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: