Qeexid
"Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado."
"Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado."
Wadaag:
Aroor hore socosho. ld jermaad.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro2.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag: