Qeexid

"Kayn aan la mari karin. ld jed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jarmo oo kali ah:
  • Hase yeeshee odayaasha guurtidu waxay markiiba ka biyo-diideen nuxurka qoraalkooda iyo aragtida ay xambaarsan yihiin, taasina waxay keentay inuu kulankaasi si degdeg ah u soo af-jarmo, iyadoo aan waxba la isla meel-dhigin.
  • Shirka ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda soo afjarmo, iyadoo DF iyo ARS-Jabuuti ay muujinayaan niyad wanaag ku aadan inay shirkan kasoo bixi doonaan qodobo muhim ah.