Qeexid
"(-rro, m.dh) Aqal dhagax ah; daar; sar."
"(-rro, m.dh) Aqal dhagax ah; daar; sar."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Guri weyn oo dhagax ka samaysan oo ab-ka-ab layska soo dhaxlay.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Shay afar gees leh oo ka samaysan shamiito iyo ciid laysku qasay oo guryaha lagu dhiso; bulukeeti.
m.l
Wadaag:
Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas.
Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus1.
m.l
Wadaag:
Cid si qarsoodi ah sir uga bixin. ld jaajuus2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Ragga intiisa wax garadka ah ee la tixgeliyo; waayeel. ld qamaamuur.
m.dh.u
Wadaag: