Qeexid
Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Kaamil.
Qeexid Xigta: Jibaad meel fog laga maqlaaya.
Qeexid Kale: Keli ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey la yiraahdo kolka wax lala yaabo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Buuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Digir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer1, jaawqarrir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caddalad darro samayn. ld jowr2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hawada dhulka ku wareegsan.
Qeexid Xigta: Cimilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nabar aan biskoon; joqofey.
Qeexid Xigta: Dhul hawd ah oo oomane ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah noocyada bariiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Miro qolof ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Miraha digirta, yicibta iwm oo geedka ku qallalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Miro digir, loos iwm qallalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Miro qolof kala bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jawni. ld jawnis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jawnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dildillaac wax yeeshaan.
Qeexid Xigta: ld dildillaacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Cabaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Warcelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]