Qeexid
"(bot.) Geed caleemo madmadow oo yaryar iyo laamo oo dhuudhuuban oo asal fiican leh."
Qeexid Kale
Masalle harag ah.
Qeexid Xigta
(m.u) Laan la jaray oo mayraxdii laga gurtay oo engegtay oo ul laga dhigto ama la shito.
"(bot.) Geed caleemo madmadow oo yaryar iyo laamo oo dhuudhuuban oo asal fiican leh."
Masalle harag ah.
(m.u) Laan la jaray oo mayraxdii laga gurtay oo engegtay oo ul laga dhigto ama la shito.
Wadaag:
Ciyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn.
Socod dheer.
m.l
Wadaag:
Cawl lab.
Qof aan da'du ka muuqan.
Qof kaftan badan. ld jexeer.
m.l
Wadaag:
Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag: