[-leeyay, -leysay]
jawjawle eeyay
jawjawle eysay
"Buuqid."
Wadaag:
Cabaadid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
eeg jawjawlee.
m.f.dh
Buuq.
m.dh
Nooc ka mid ah noocyada bariiska.
m.l
eeg jawlee.
Geel badan siwadajir ah u ololid.
ld jalasii.
f.g2
ld jimlee.
Xoolo jafle samayn.
-leeyay, -laysay