Qeexid
"Miro qolof kala bixid."
[-saday, -satay]
jawns aday
jawns atay
f.mg3"Miro qolof kala bixid."
Wadaag:
(bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
m.l
Wadaag:
Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
m.l
Wadaag:
Nabar aan biskoon; joqofey.
Dhul hawd ah oo oomane ah.
m.dh
Wadaag:
Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm).
Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Caddalad darro samayn. ld jowr2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: