Qeexid
"Wax dildillaac yeelasho."
[-ray, -rtay]
jawrar2 ay
jawrar2 tay
f.mg1"Wax dildillaac yeelasho."
Wadaag:
Caddalad darro samayn. ld jowr2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
m.dh
Wadaag:
Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
m.l
Wadaag:
Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
m.l
Wadaag: