Qeexid
"Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran."
[-rnaa, -rnayd]
jawraran naa
jawraran nayd
f.mg4"Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran."
Wadaag:
Caddalad darro samayn. ld jowr2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la layliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.
m.l
Wadaag:
Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: