Qeexid
(bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
(bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kaamil.
Qeexid Xigta: Jibaad meel fog laga maqlaaya.
Qeexid Kale: Keli ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey la yiraahdo kolka wax lala yaabo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hawada dhulka ku wareegsan.
Qeexid Xigta: Cimilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nabar aan biskoon; joqofey.
Qeexid Xigta: Dhul hawd ah oo oomane ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caddalad darro samayn. ld jowr2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Buuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah noocyada bariiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Miro qolof ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Cabaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hees loo qaado xoolaha la shubayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jawni. ld jawnis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jawnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wixii lays weyddiiyey ka warcelin.
Qeexid Xigta: Xoolo la shubaya hees u qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dildillaac wax yeeshaan.
Qeexid Xigta: ld dildillaacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax dildillaac yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jowrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Warcelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]