Qeexid

"Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaynaf oo kali ah:
  • Bilisna ma feedhan oo timihii ayaa basaasay oo kolba dhinac ayuu u daalaa dhacayey magaalada, ma qureecan mana qadayn oo afkii ayaa jaynafay.
  • Bilisna ma feedhan oo timihii ayaa basaasay oo kolba dhinac ayuu u daalaa dhacayey magaalada, ma qureecan mana qadayn oo afkii ayaa jaynafay.