Qeexid
"Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho."
[-fay, -ftay]
jaynaf2 ay
jaynaf2 tay
f.mg1"Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho."
Wadaag:
Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).
f.mg1
-naa, -nayd
Wadaag:
J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m.dh.sh
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
Gogol iwm boor ka duulin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo.
J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.
m.l
Wadaag: