"Jaynaf ahaansho."
Wadaag:
Jay ahaansho.
m.dh
Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.
m.l
Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.
f.mg1
-fay, -ftay
eeg jaynaf2.
m.f.dh
Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).
-naa, -nayd
Jaal ahaansho.
eeg jaynafsan. ld jaynafsanaansho.
Jaar ahaansho.
ld jafnaan.
/dh ld jaynafsanaan.