[-naa, -nayd]
jaynafsan aa
jaynafsan ayd
"Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno)."
Wadaag:
eeg jaynafsan. ld jaynafsanaansho.
m.f.dh
/dh ld jaynafsanaan.
m.l
Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.
Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.
f.mg1
-fay, -ftay
eeg jaynaf2.
Jaynaf ahaansho.
m.dh
Wax gaf sameeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
Jay ahaansho.