Qeexid
"(-imo, m.l) (daaw.) Xubin ka mid ah laf dhabarta oo dhawr ricirood leh. ld jibsin2."
"(-imo, m.l) (daaw.) Xubin ka mid ah laf dhabarta oo dhawr ricirood leh. ld jibsin2."
Wadaag:
Xannuun haweenka qabta marka ay foolanayaan; jajab.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Farac yar oo qabiil ka soo jeeda; laf; jilib.
m.l
Wadaag:
Wax is haystay xoog u kala qaybin.
Wax taagnaa dumin.
Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: