Qeexid

"eeg jecel. ld jeclaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeclaan oo kali ah:
  • Waxay dadka ugu yeedhi jireen Abuu Hureyra, sababta loogu bixiyayna waxay ahayd, markii uu yaraa ayaa wuxuu lahaa bisad yar, taas oo uu jeclaan jiray inuu la ciyaaro.
  • Madaras ayaa la geeyay wiilka, halkaas maskaxdiisa laga buuxiyey arriimaha xag-jirnimada, oo maskaxdiisa waxay ku suufiyoowday jeclaanta Osama Bin Laden oo ah qofka uu arko halyeeygiisa uu ku daydo.