"ld jecleysiin."
Wadaag:
Wax rabitaan kooda cid ku abuurid.
Is j.: wax rabitaan kooda is xijin.
f.g2
-iiyay, -iisay
eeg jecleysii. ld jecleysiis.
m.f.dh
Wax aad u rabid.
f.g3
-stay, -satay
War la rabo in cid loo sheego.
ld ogeysiin.
m.l
ld jeclaysasho.
ld jalaysiin.
eeg jecel. ld jeclaansho.
/dh ld jeclaan.
eeg jeclayso. ld jeclay-sad, jeclaysi.