Qeexid

"eeg jeedaali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedaalin oo kali ah:
  • Intii aan waraaqahaa jeedaalinayey kuma arag urur yidhi; Buurahana Hilib baan ka dhigi, baddana maraq, bacaadkana bariis.
  • Sababta ugu wayni waa daacad daradda hogaankaasi u hayey qaranimadeena waayo in badan wuxuu jeedaalinaayey sidii uu Soomaaliya lugta ula geli lahaa, taas oo wakhtibadani inagaga lumay.