Qeexid Xigta
ld jeedlid.
ld jeedlid.
Wadaag:
(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Suun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco si ay orodka u badiyaan; nadi. ld jeydal.
m.l
Wadaag:
Wax meel fog ka eegid.
Dibi sac wadaalin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(baay.) Dir ka tirsan faylamka borotosoowa, xubnahoodu waxay leeyihiin jeedal loo adeegsado socodka.
m.dh
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax foolkoodu jiho gaar ah ku aaddanaa meel kale u duwid.
Cid hawl ay fulin lahayd ka hoosaasin.
Hadal, khudbad, iwm meel fagaare ah ka sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neefka birta la baxsada ee habeen ama maalin kaddib la arko isagoo dhintay, dabadeed la qasho oo la cuno.
m.l
Wadaag: